| Editore | Omer Mohamed |
|---|---|
| Data di rilascio | 5 gen 2020 |
| Data aggiunta | 5 gen 2020 |
| Requisiti del sistema operativo | iOS |
| Requisiti | Requires iOS 9.1 or later. Compatible with iPhone, iPad, and iPod touch. |
| Download totali | 0 |
| Prezzo | Free |
Descrizione
IIBGEE somalo waa app casri ah oo kuu sahlaysa inaad si sahlan Soomaaliya (Somalia) e cera uga iibiso. Sahal badeecad ama adeeg uga iibi dhamaan Soomaalida oo dhan - alaab cusayb ama mid celis ah. Vendi e compra facilmente in Somalia - In somalo, inglese o francese. Scarica l'APP IIBGEE o contatta per assistenza.
Ma haysaa shay aad jeclaan lahayd inaad iska iibiso? Ma leedahay xirfad aad ku shaqayso? Ma bixisaa adeegyo aad jeclaan lahayd inaad dadka u sheegto. WWW.IIBGEE.COM, waa websaydh aad ku iibin karto badeecado iyo adeegyo; sidoo kalena aad ka iibsan karto badeecadaha iyo adeegyada dadka adiga oo kale ah ay soo galiyeen.
Soo dagso App-kan (IIBGEE.COM), ka dibna mobaylkaaga e sahlan uga iibi ama uga iibso badeecado iyo adeegyo. Sawir ka qaad shaqyga aad iibinayso. Gal app-ka, ka dibna gali qiimaha badeecada/adeegga iyo sida laguula soo xariiri karo. Waa sahal! Soo dagso app-ka, una gudbi qof walba oo Soomaali ah oo iibinaya badeecad iyo adeeg.
www.iibgee.com è il numero 1 di annunci gratuiti in lingua somala. Vendi e acquista i tuoi prodotti e servizi nelle regioni di lingua somala del Corno d'Africa. Questa app ti consente di vendere e acquistare prodotti e servizi liberamente in Somalia. Scarica l'app oggi stesso e pubblicizza la tua attività o prodotto e raggiungi milioni di parlanti somali nell'Africa orientale e in tutto il mondo.
Si prega di rivedere la nostra app su AppStore e condividere con tutti gli utenti che possono trarre vantaggio dalla pubblicazione di annunci per la comunità somala.
Grazie per aver scaricato l'app IIBGEE.COM. Se hai domande su questa app, contattaci.
IIBGEE.COM